Madaxda Hirshabelle oo maanta la ciiday Shacabka Jowhar (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Hirshabelle oo Salaada Ciida Carafo La tukaday Shacabka Caasimada Jowhar. Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa saaka subaxnimadii La tukaday salaada ciidul Adxaa shacabka ku dhaqan caasimada Dawladda Hirshabelle ee Magaalada Jowhar. Salaada Ciida ayaa lagu dukaday Masaajidka Carabta Xaafadda Horseed Ee Magaalada Jowhar, waxaana Madaxweynaha ku wehlinayay Gudashada Waajibaadka Salaada Madaxweyne kuxigeenka Dawladda … Continue reading Madaxda Hirshabelle oo maanta la ciiday Shacabka Jowhar (Daawo Sawirada)